Guddoomiyaha gobolka Bari oo faahfaahiyay dilkii Paul Farmosa (dhegayso)

HomeWararka

Guddoomiyaha gobolka Bari oo faahfaahiyay dilkii Paul Farmosa (dhegayso)

Guddoomiyaha gobolka Bari Yuusuf Maxamed Wacays Dhedo oo ay dhinac fadhiyeen saraakiisha ciidmada ayaa sheegay dilka loo gaystay maamulihii dekedda Bo

Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)
Ciidamada madaafiicda gobolka Cayn oo gaaray jiidda hore ee Sool
Banbax Sanadeedka koowaad ee Wasaaradda Arrimaha Dastuurka oo furmay

Guddoomiyaha gobolka Bari Yuusuf Maxamed Wacays Dhedo oo ay dhinac fadhiyeen saraakiisha ciidmada ayaa sheegay dilka loo gaystay maamulihii dekedda Bosaso inuu ka dhicin gudaha dekedda, waxaana uu sheegay qofka dilka gaystay inuu sidoo kalle ka mid ahayn kalluumaysatada Bosaso.

Dhedo ayaa dhanka kalle sheegay ninka dilka gaystay oo dhaawac ah in ay baaritaano kuwadaan hay’adaha ammaanka.

Hoos kadhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: