Guddoomiyaha gobolka Bari oo faahfaahiyay dilkii Paul Farmosa (dhegayso)

Guddoomiyaha gobolka Bari oo faahfaahiyay dilkii Paul Farmosa (dhegayso)

Guddoomiyaha gobolka Bari Yuusuf Maxamed Wacays Dhedo oo ay dhinac fadhiyeen saraakiisha ciidmada ayaa sheegay dilka loo gaystay maamulihii dekedda Bosaso inuu ka dhicin gudaha dekedda, waxaana uu sheegay qofka dilka gaystay inuu sidoo kalle ka mid ahayn kalluumaysatada Bosaso.

Dhedo ayaa dhanka kalle sheegay ninka dilka gaystay oo dhaawac ah in ay baaritaano kuwadaan hay’adaha ammaanka.

Hoos kadhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com