Cabdiraxmaan Cabdishakuur “Taageerayaashayda Puntland waa la xanibay” (Daawo)

Cabdiraxmaan Cabdishakuur “Taageerayaashayda Puntland waa la xanibay” (Daawo)

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ah guddoomiyaha xisbiga Wadajir ayaa waraysi uu siiyay barnaamijka Martisoor ee Daljir waxaa uu sheegay in la xanibay taageerayaashiisa Puntland inay soo dhowayn ay u sameeyaan.

 

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com