Kursi katirsan baarlamaanka Soomaaliya oo lagu dooranayo Baydhabo

HomeWararka

Kursi katirsan baarlamaanka Soomaaliya oo lagu dooranayo Baydhabo

Doorashada mid ka mid ah kuraasta baarlamaanka ee faderaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa inay ka qabsoonto magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka

Midowga Africa oo rabshadaha konfur africa ka hadlay
Waraysi Madaxweyne Gaas – Qaybtii 2aad (Dhegayso)
Booqashada Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle meesha ma ka saaraysaa madmadowgii labada dal ka dhex jiray?

Doorashada mid ka mid ah kuraasta baarlamaanka ee faderaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa inay ka qabsoonto magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.

Kursigan ayaa waxaa horay ka geeriyooday Xildhibaan lagu magacaabo jiray Khaliif C/llaahi Dheere, kaasoo bishii April ee sanadkii hore ku geeriyooday magaalada Muqdisho.

Waxaa Kursigan ku tartamaya illaa afar Musharax oo kala ah Isaaq Khaliif Sheekh, C/qaadir Sheekh Maxamed Nuur, Xasan Macallim Ibraahim iyo C/laahi Shekh Maxamed.

Guddiga doorashada ayaa shalay bilaabay qabashada waraaqaha musharixiinta u tartamaya kursigan.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: