HomeUncategorized

DHAGAYSO: Wasiirka waxbarashada Puntland oo Maanta kormeeray Dugsiyada Degmada Boocame

Khamiis, May 28, 2015 (Daljir) — Wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland Dr Cali Xaaji Warsame oo maanta lahadlayey warbaahinta ayaa sheegay in imtixaankii shahaadiga ahaa ee sanad dugsiyeedka 2014-2015 uu dhammaan guul kusoo dhamaaday.rn

Md. Xasan sheikh ?Afrika waxay diyaar u tahay rajo dowlad awood leh oo Soomaaliya yeelato?
Dhagayso Saakay iyo Dunida Khamiis 12 May 2016 Wariye Axmed Shiikh Maxamed (Tallmam) (Studio Daljir Boosaaso)
Madaxweynaha dowladda Puntland oo dib ugu soo laabtay Garowe

Wasiirka oo booqday degmada Boocame ee gobolka Sool una kuur galayey dhamaadkii imtixaanka, ayaa markii uu Garoowe kusoo laabtay waxa uu booqday dugsiga sare ee Gambool oo uu kusoo dhamaaday imtixaankii fasalka 12aad ee dugsiga sare, wuxuuna sheegay inay ku guulaysteen qaadista Imtixaanka oo midaysan.

Wuxuu wasiirka booqashadiisi maanta iyo arimo la xiriira imtixaanaadka uu  uga waramay wariye Jaamac Abdurahman.

 

 

Dhagayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: