Madaxweyne kuxigeenkii hore ee Puntland Eng Cabdixakiin X Cabdilaahi Cumar Camey ayaa sheegay in fursad weyn uu xambaarsan yahay caleemasaarka Madaxda cusub ee Puntland siciid C/laahi Deni, isagoona ugu baaqay madada Puntland ee isugu yeeray dhamaan umadda Soomaaliyeed inay qaataan doorka xalinta khilaafaadka siyaasadeed ee ka dhex jira dhinacyada siyaasada Soomaaliya.
Daawo.
COMMENTS