Eng Camey oo ku baaqay in laga faa’iidaysto fursada kujirta caleemasaarka madaxweyne Deni ( daawo)

Eng Camey  oo ku baaqay in laga faa’iidaysto fursada kujirta caleemasaarka madaxweyne Deni ( daawo)

Madaxweyne kuxigeenkii hore ee Puntland Eng Cabdixakiin X Cabdilaahi Cumar Camey ayaa sheegay in fursad weyn uu xambaarsan yahay caleemasaarka Madaxda cusub ee Puntland siciid C/laahi Deni, isagoona ugu baaqay madada Puntland ee isugu yeeray dhamaan umadda Soomaaliyeed inay qaataan doorka xalinta khilaafaadka siyaasadeed ee ka dhex jira dhinacyada siyaasada Soomaaliya.

Daawo.

Eng Camey ayaa ku baaqay in laga faa'iidaysto fursada kujirta caleemasaarka Deni

Madaxweyne kuxigeenkii hore ee Puntland Eng Cabdixakiin X Cabdilaahi Cumar Camey ayaa sheegay in fursad weyn uu xambaarsan yahay caleemasaarka Madaxda cusub ee Puntland, wuxuu ugu baaqay madada Puntland ee isugu yeeray dhamaan umadda Soomaaliyeed inay qaataan doorka xalinta khilaafaadka siyaasadeed ee ka dhex jira dhinacyada siyaasada Soomaaliya.

Posted by Radio Daljir on Friday, January 25, 2019

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com