HomeUncategorized

Al-shabaab oo la wareegtay deegaanka Janaale

Isniin, May 25, 2015 (Daljir) — Wararka ka imaanaya Degaanka Janaale ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in Ciidamada Milatariga Soomaaliya ay iskaga baxeen Degaanka Janaale.rn

Musharixiinta oo madaxweyne Faroole ku eedeyey wax kasta oo doorashada ka xumaada (Dhegeyso)
Dowladda Soomaaliya iyo Madaxda maamulada Dalka oo Heshiis wada Gaaray [DHAGAYSO]
DHEGEYSO-Wajiga 1aad ee heshiisiinta beelo ku dagaalamay Sool oo lasoo afmeeray.

Isniin, May 25, 2015 (Daljir) — Wararka ka imaanaya Degaanka Janaale ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in Ciidamada Milatariga Soomaaliya ay iskaga baxeen Degaanka Janaale.

Ciidamada ayaa la soo warinayaa in ay qabteen Dhanka Degmada Qoryooleey ee Gobolka Shabellaha Hoose,iyadoo aan la ogeyn Ujeedka Ciidamada Dowladda ay Janaale u Faarujiyeen.

Al-shabaab ayaa Warbaahinta Taageerta ku soo qoray in Degaanka Janaale ay hada Maamulaan Xarakada Al-shabaab oo markii ay ka baxeen Ciidamada Dowladda ay iyagu qabsadeen.

Qof Goobjoog ah oo Idaacada Daljir u sheegay in Magaalada Janaale aysan joogin Labada Dhinac oo Xaalada Magaaladu ay tahay mid Cabsi ay ka jirto.

Al-shabaab ayaa dhawaan la Wareegay Degaanada Mubaarag iyo Aw-dheegle,iyadoo markii danbe Al-shabaab ay iskaga baxeen

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: