HomeUncategorized

Guddoomiyayaasha degmooyinka Puntland oo Shir looga Furay Addis Ababa

Isniin, May 25, 2015 (Daljir) — Xubno katirsan gudoomiyayaasha degmooyinka Puntland oo ay weheliyaan mas’uuliyiin kasocda wasaaradda maaliyadda ee dowladda Puntland ayaa saaka waxaa magaalada Adis-ababa ee xarunta wadanka Itoobiya uga furmay shir looga hadlayey horumarinta degmooyinka Puntland.

Maamulka Beledweyne oo diiwaan gelinaya hay?adaha gargaarka iyo kuwa maxaliga ah ee Hiiraan
Punsa oo ku baaqday in wada-hadal lagu xaliyo khilaafka maamulka iyo musharixiinta (Dhegeyso)
Axmed Madoobe oo ku Wajahan Muqdisho

Isniin, May 25, 2015 (Daljir) — Xubno katirsan gudoomiyayaasha degmooyinka Puntland oo ay weheliyaan mas’uuliyiin kasocda wasaaradda maaliyadda ee dowladda Puntland ayaa saaka waxaa magaalada Adis-ababa ee xarunta wadanka Itoobiya uga furmay shir looga hadlayey horumarinta degmooyinka Puntland.

Shirkaan ayaa inta uu socdo waxaa looga hadli doonaa barnaamijka horumarinta degmooyinka ee JPLG oo ay Qaramada Midoobey ku taageerto dowladda Puntland, iyo waxyaabihii uqabsoomay golayaasha degmooyinka Puntland 2014-2015.

Dhanka kalena shirkaan ayaa waxaa looga hadli doonaa sidii kor loogu qaadilahaa qorshayaasha degmooyinka Puntland 2015-2016, waxaana lafilayaa inay kasoo baxaan qorshayaal muhiim ah oo qayb ka noqon doona horumarka Puntland.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: