HomeUncategorized

DHAGAYSO: MAP iyo Maamulka Daljir oo Canbaareeyay Xadhiga Agaasime Gaardi iyo Wariye Jamaal Faarax

.Sabti, May 23, 2015 (Daljir) —Booliska degmada Garowe ayaa xabsiga dhigay agaasimihii idaacadda Daljir qaybteeda Garowe iyo weliba wariye Jamaal FAarax Aadan oo kamid ah shaqaalaha xarunta Daljir ee Garowe. Wariye Jaamac Abdurahman ayaa warbixin inooga diyaariyay xadhiga wariyayaasha iyo canbaaraynta.

Baahin: Axad, Sept 11, Weriye Jaamac C/raxmaan ~ Daljir ~ Galkayco. Guddi Issimo ah oo loo saaray colaadii Galkacyo; Garaad Saleebaan Buraale ayaan ka waraysanay; Maxkamada ciidanka qalabka-sida ee Puntland oo digniin u dirtay ciidanka dawlada ee hubka ku sita magaalooyinka; Dagaal khasaare gaystay oo ka dhacay gobolka Gedo; Al-shabaab oo la wareegtay Ceelwaaq.
Wasiirka amniga Puntland oo sheegay inay qabanayaa cidii ka hortimaada nidaamka Xisbiyadda badan.
Madaxweyne Gaas oo Galkacyo Kaga Qaybgalay Aaska Fiqi Bashiir Cabdulle (Sawirro)
.Sabti, May 23, 2015 (Daljir) —Booliska degmada Garowe ayaa xabsiga dhigay  agaasimihii idaacadda Daljir qaybteeda Garowe iyo weliba wariye Jamaal FAarax Aadan oo kamid ah shaqaalaha xarunta Daljir ee Garowe. Wariye Jaamac Abdurahman ayaa warbixin inooga diyaariyay xadhiga wariyayaasha iyo canbaaraynta Ururuka suxufiyiinta Puntland ee MAP 
 
Dhagayso
 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: