Xoghayaha Ururka Saxafiiyinta Somaliyeed Nusoj Cumar Faruuq oo wali Wadda Kulamadii Waddatashiga ahaa (Sawiro)

HomeWararka

Xoghayaha Ururka Saxafiiyinta Somaliyeed Nusoj Cumar Faruuq oo wali Wadda Kulamadii Waddatashiga ahaa (Sawiro)

Gudiga fulinta ee ururka NUSOJ oo uu hogaaminayo xoghayaha Guud ee ururka Omar Faruk Osman ayaa wali ku guda jira booqashada ay ku marayaan deegaanada

Garoowe: Gabadha Kaliya ee Xirfadda Korontada ku Shaqaysa Soomaaliya (daawo)
GALDOGOB: Wasiir Dhabancad: “Dib uma dhici doonto Galmudug iyo Puntland oo hub isu qaata”
Xulashada Daljir & Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Gudiga fulinta ee ururka NUSOJ oo uu hogaaminayo xoghayaha Guud ee ururka Omar Faruk Osman ayaa wali ku guda jira booqashada ay ku marayaan deegaanada Puntland oo hada ay ku sugan yihiin caasimada Puntland ee Garoowe.

Masuuliyiinta NUSOJ ayaa saaka kulan la qaatay masuuliyiinta wasarada Warfaafinta ee Puntland. Wasiiru Dawlaha Wasaarada Warfaafinta Puntland Mudane Ashkir Nuur, iyo wasiir kuxigeenka Warfaafinta Puntland mudane Abdirsak Omar Ismail ayaa kadib warbixin dheer oo ay ka dhegaysteen masuuliyiinta NUSOJ waxay siweyn u bogaadiyeen socdaalka masuuliyiinta NUSOJ ku yimaadeen Puntland.

Wasiiru Dawlaha iyo wasiir ku xigeenka warfaafinta ayaa balan qaaday in la adkayn doono wada shaqaynta wasaaradda iyo NUSOJ.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: