Madaxwaynayaasha Kuuriyada Waqooyi iyo Mareykanka oo kulan labaad yeelanaya

HomeWararka

Madaxwaynayaasha Kuuriyada Waqooyi iyo Mareykanka oo kulan labaad yeelanaya

Madaxwaynaha Mareykanka Donald Trump ayaa shir madaxeedkii labaad la yeelanaya dhammaadka bisha February madaxwaynaha Kuuriyada Waqooyi  Kim Jong

Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Kullanka Golloha Wasiiradda Soomaaliya oo lagu Ansixiyay Hindise Shirciyeedyadda Dambiyadda Kufsiga iyo Sharciga Nakhshadeynta Magaalooyinka.
Warka Fiidnimo iyo Subeer Shiikh Cabdi, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Madaxwaynaha Mareykanka Trump ayaa ka sheegay shir madaxeedkii June in khatarta Nuclearka ay haysatay Kuuriyada Waqooyi uu dhamaaday.

Sanders ayaa sheegtay in ay sii wadayaan hormarka laga gaaray in Nuclearka laga caaganooda, wada hadalada ay kula jiraan xukuumadda Kuuriyada Waqooyi ay sii wadayaan, iyadoo cunaqabataynta ay jirto wali.

Kulanka Trump iyo ergayga Kuuriyada Waqooyi ayaa qayb ka ah wada xaajood ay yeesheen xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Mike Pompeo iyo wakiilka gaarka ah ee Mareykanka ee Kuuriyda Waqooyi Stephen Biegun, kaasi oo wadada loogu gogol xaarayay kulanka labada hogaamiye.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: