Wacaal daray ah: Qarax saddex Askari ku dhaawaacmeen oo ka dhacay Afurur (dhegayso | daawo)

HomeWararka

Wacaal daray ah: Qarax saddex Askari ku dhaawaacmeen oo ka dhacay Afurur (dhegayso | daawo)

Wararka ka imaanaya degaanka Afurur ee galbeedka Magaaladda Boosaaso ayaa sheegaya in gordhawayd uu ka dhacay qarax khasaare geeystay ayna ku dhawacmeen sadex Askar ka tirsan Ciidanka difaaca ee Afurur. Ciidanka dhaawacu soo gaaray ayaa kamid ahaa Ciidamadda daraawishta Puntland ee fariisimaha ku leh jiida hore ee Tukaraq.

Laamaha amniga Dowladda Federaalka Soomaaliya oo si rasmi ah u billaabay sugidda amniga magaalada Dhuusamareeb
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Reer Guuraagii ugu Badnaa oo Buux Dhaafiyey Deegaanka Sallax (dhegayso)

Wararka ka imaanaya degaanka Afurur ee galbeedka Magaaladda Boosaaso ayaa sheegaya in gordhawayd uu ka dhacay qarax khasaare geeystay ayna ku dhawacmeen sadex Askar ka tirsan Ciidanka difaaca ee Afurur.

Ciidanka dhaawacu soo gaaray ayaa kamid ahaa Ciidamadda daraawishta Puntland ee fariisimaha ku leh jiida hore ee Tukaraq.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: