Axmed Madoobe oo hogaaminaysa saraakisha dagaalka jubbaland hogaaminaysa (Sawiro)

HomeWararka

Axmed Madoobe oo hogaaminaysa saraakisha dagaalka jubbaland hogaaminaysa (Sawiro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam(Madoobe) oo weli ku sugan degmada Afmadow ayaa kulan la qaatay laamaha Amniga degmooyink

BOOSAASO: CULUMADDA PUNTLAND OO BAYAAN KASOO SAARAY XAALADDA LAASCANOOD!!
Musharaxiinta Galmudug oo soo saaray 7 shuruudood si ay uga qeyb galaan doorashada
Maamulka degmadda Cadaado oo war ka soo saaray fiditaanka cudurka Covid-19

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam(Madoobe) oo weli ku sugan degmada Afmadow ayaa kulan la qaatay laamaha Amniga degmooyinka Qooqaani iyo Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose.

Kulanka ayaa lagaga hadlayay dardar galinta howlgalka xoraynta Gobolka Jubbada Dhexe oo ay hadda Maamulana dagaalmayasha Al-Shabab,hayeesheeMaamulka Jubbaland uu u diyaar garoobayo sidii uu uga saari lahaa.

Sidoo kale kulanka ayaa looga hadlay sugida Nabadgalyada deegaanada ku jira gacanta maamulka iyo sidii Maamulada deegaanada ku dhow Degmada Afmadow ay u dardar galin lahayeen howlahooda Shaqo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: