Maxaa kasoo baxay shirka ammaanka ee kadhacay Bosaso (Daawo)

HomeWararka

Maxaa kasoo baxay shirka ammaanka ee kadhacay Bosaso (Daawo)

Hoos kadaawo duqa magaalada Bosaso Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan oo faahfaahinaya kulanka ammaanka ee Bosaso oo ay ka qaybgaleen guddoomiyaha gobolk

Wasiirka Wasaaradda Haweenka Puntland iyo Wafdi ay hogaaminayo oo Dekadda Garacad Booqday (Daawo)
Itoobiya ayaa War kasoo saartay dad lagu laayey Galbeedka dalkaas
Shacabka Muqdisho oo tageero u muujiyeey Madaxweynaha dalka Turkiga oo markale sharaxan

Hoos kadaawo duqa magaalada Bosaso Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan oo faahfaahinaya kulanka ammaanka ee Bosaso oo ay ka qaybgaleen guddoomiyaha gobolka Bari iyo taliyeyaasha ciidamada.

Ammaanka Bosaso oo laga shiray iyo duqa magaalada oo ka hadlaya

Ammaanka Bosaso oo laga shiray, waxaana ka qaybgalay guddiga nabadgalyada gobolka Bari oo uu madax ka yahay guddoomiyaha gobolka Bari Yuusuf Maxamed Wacays Dhedo, duqa degmada Bosaso iyo taliyeyaasha ciidamada.Hoos kadaawo duqa magaalada Bosaso Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan oo digniino ay soo saareen ka warbixinaya.

Posted by Radio Daljir on Saturday, January 12, 2019

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: