Xaaladda Barakacayaasha Muqdisho oo laga hadlay (dhegayso)

HomeWararka

Xaaladda Barakacayaasha Muqdisho oo laga hadlay (dhegayso)

Wasiirka Gargaarka Dowladda Federaalka somaaliya ayaa maanta magaaladda muqdisho kulan kula qaatay guddoomiyaha gobalka Banaadir Eng Cabdiraxmaan yariisow,iyado kulankaas diiradda lagu sarayeey sidi loo daryeeli lahaa dadka baraacayaasha ah ee kunol kamaamka magaaladda Muqdisho. Wariyaheena muqdisho cabdiraxmaan waaberi ayaa muqdisho warbixintan markale kaso diray http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c379452020100c7b2e52fce/war+waaberi+wasiirka+gargaarka+oo+maanta+lakulmay+gudoomiyaha+gobolka+banaadir+.mp3

Saaka & Dunida iyo Xasan heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)
Shirkii Wadatashiga Puntland oo Warmurtiyeed laga soo saaray (Daawo)
PUNTLAND: Tirada dadka laga helay Covid-19 oo gaadhay 76 Ruux

Wasiirka Gargaarka Dowladda Federaalka somaaliya ayaa maanta magaaladda muqdisho kulan kula qaatay guddoomiyaha gobalka Banaadir Eng Cabdiraxmaan yariisow,iyado kulankaas diiradda lagu sarayeey sidi loo daryeeli lahaa dadka baraacayaasha ah ee kunol kamaamka magaaladda Muqdisho.

Wariyaheena muqdisho cabdiraxmaan waaberi ayaa muqdisho warbixintan markale kaso diray

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: