Madaxweyne deni oo shirki golaha Wasiiradda shir gudoomiyeey (Daawo)

HomeWararka

Madaxweyne deni oo shirki golaha Wasiiradda shir gudoomiyeey (Daawo)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta markii ugu horeysay Shir guddoomiyey shirka golaha Xukuumadda Puntland,iyaddo arrim

Duufaano hor leh oo laga digayo
Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)
Xoghayaha arrimaha dibedda ee Maraykanka Blinken oo safar ku tagaya dalalka Itoobiya iyo Niger

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta markii ugu horeysay Shir guddoomiyey shirka golaha Xukuumadda Puntland,iyaddo arrimo kala duwan looga hadlay shirka.

Shirka waxaa sidoo kale ka qeyb galay Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan, Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Madaxweyne Ku Xigeenkii hore ee Puntland Cabdixakiim Xaaji Cabdullaahi Cumar Camey.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: