Madaxweyne deni oo shirki golaha Wasiiradda shir gudoomiyeey (Daawo)

Madaxweyne deni oo shirki golaha Wasiiradda shir gudoomiyeey (Daawo)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta markii ugu horeysay Shir guddoomiyey shirka golaha Xukuumadda Puntland,iyaddo arrimo kala duwan looga hadlay shirka.

Shirka waxaa sidoo kale ka qeyb galay Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan, Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Madaxweyne Ku Xigeenkii hore ee Puntland Cabdixakiim Xaaji Cabdullaahi Cumar Camey.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0