Baarlamaanka Puntland oo dhagaysanaya khudbadaha Musharixiinta maanta

HomeWararka

Baarlamaanka Puntland oo dhagaysanaya khudbadaha Musharixiinta maanta

Guddiga doorashooyinka madaxwaynaha iyo madaxwayne kuxigeenka Puntland ayaa sheegay maanta in la dhagaysan doono khudbadaha musharixiinta madaxwaynaha

Xulashada Daljir iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan ,Daljir Garowe (dhegayso)
Madaxweynaha Puntland oo maanta furay Shirka Maalgashiga Puntland.(Daawo)
Puntland: Halista Cudurka Daacuunka oo deegaano badan ka jirta, iyo digniinaha culus ee loo dirayo bulshadda.

Guddiga doorashooyinka madaxwaynaha iyo madaxwayne kuxigeenka Puntland ayaa sheegay maanta in la dhagaysan doono khudbadaha musharixiinta madaxwaynaha iyo madaxwayne kuxigeenka Puntland, waxaana maalinimadi beri ku beegantahay doorashada madaxwaynaha Puntland oo shantii sano mar la qabto.

21- musharax madaxwayne iyo 11 musharax madaxwayne kuxigeen ayaa loo balansanyahay maanta inay khudbaddaha soo jeediyaan.

Waa tiradii ugu badnayd ee abid Puntland u tartanta doorashada madaxwaynaha iyo madaxwayne kuxigeenka Puntland.

Hoos ka akhri liiska musharixiinta

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: