Baarlamaanka Puntland oo dhagaysanaya khudbadaha Musharixiinta maanta

Baarlamaanka Puntland oo dhagaysanaya khudbadaha Musharixiinta maanta

Guddiga doorashooyinka madaxwaynaha iyo madaxwayne kuxigeenka Puntland ayaa sheegay maanta in la dhagaysan doono khudbadaha musharixiinta madaxwaynaha iyo madaxwayne kuxigeenka Puntland, waxaana maalinimadi beri ku beegantahay doorashada madaxwaynaha Puntland oo shantii sano mar la qabto.

21- musharax madaxwayne iyo 11 musharax madaxwayne kuxigeen ayaa loo balansanyahay maanta inay khudbaddaha soo jeediyaan.

Waa tiradii ugu badnayd ee abid Puntland u tartanta doorashada madaxwaynaha iyo madaxwayne kuxigeenka Puntland.

Hoos ka akhri liiska musharixiinta

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com