HomeUncategorized

Dhegayso: Khudbadahihii Xafladii soo dhoweynta Madaxtooyada Puntland ay ka jeediyeen Madaxda kala duwan.

Madaxtooyada Puntland ee Garoowe xalay waxaa ka dhacday Munaasibad balaadhan oo lagu soo dhoweynayey Wufuuda ka qayb gelaysa Shirka wada tashiga Dawlada Federalka iyo maamulada dalka kajira.

Laamaha amniga gobolka Mudug oo baaritaano ku haya dad lagu soo qabtay hawlalladii Gaalkacyo ay laga fuliyay.
Warsaxaafadeed Ra?iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Mas?uuliyiin ka kala socota Koonfur Afrika iyo Mozambique
Afar iyo toban ruux oo la xaqiijiyay inay ku geeriyoodeen weeraro xalay kadhacay Baydhabo

Madaxtooyada Puntland ee Garoowe xalay waxaa ka dhacday Munaasibad balaadhan oo lagu soo dhoweynayey Wufuuda ka qayb gelaysa Shirka wada tashiga Dawlada Federalka iyo maamulada dalka kajira, Munaasibada waxaa khudbado kala duwan ka jeediyey masuuliyiin kala duwan.

 

Dhegayso Khudbadii Islaan Ciise Islaam Maxamed 

 

Dhegayso Khudbadii Shariif Xasan Sh Aadan madaxweynaha Koonfur Galbeed

 

 

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: