Shacabka Puntland oo soo dhaweyeey Guddoonka Cusub ee Barlamaanka Puntland (dhegayso|daawo)

HomeWararka

Shacabka Puntland oo soo dhaweyeey Guddoonka Cusub ee Barlamaanka Puntland (dhegayso|daawo)

Guddoomiyaha Xaafadda Horseed Garoowe Muxuba Maxamuud Yuusuf ayaa sheegtay in Guddoonka cusub ee Baarlamaanka Puntland ay yihiin kuwii dadka Puntland

Xukuumadda oo si rasmi ah Maamulka Gobalka Banaadir ugu Wareejisay Maamulka Waxbarshada Caasimadda
TAHRIIBIYAAL KU XIRNAA DALKA LIIBIYA OO MUQDISHO DIB LOOGU SOO CELIYAY
Baarlamaanka dalka Sri Lanka oo Madaxweyne cusub doortay

Guddoomiyaha Xaafadda Horseed Garoowe Muxuba Maxamuud Yuusuf ayaa sheegtay in Guddoonka cusub ee Baarlamaanka Puntland ay yihiin kuwii dadka Puntland u baah-naayeen xilligaan .

Muxubo ayaa tilmaamtay in dadka Puntland ay diyaar u yihiin inay la shaqeeyaan Madaxweynihii la doorto kaas oo ay ka filayaan inuu la shaqeeyo horumarinta Puntland ,iyo isku xirka Soomaaliya iyo Puntland .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: