Shacabka Puntland oo soo dhaweyeey Guddoonka Cusub ee Barlamaanka Puntland (dhegayso|daawo)

Shacabka Puntland oo soo dhaweyeey Guddoonka Cusub ee Barlamaanka Puntland (dhegayso|daawo)

Guddoomiyaha Xaafadda Horseed Garoowe Muxuba Maxamuud Yuusuf ayaa sheegtay in Guddoonka cusub ee Baarlamaanka Puntland ay yihiin kuwii dadka Puntland u baah-naayeen xilligaan .

Muxubo ayaa tilmaamtay in dadka Puntland ay diyaar u yihiin inay la shaqeeyaan Madaxweynihii la doorto kaas oo ay ka filayaan inuu la shaqeeyo horumarinta Puntland ,iyo isku xirka Soomaaliya iyo Puntland .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com