Wacaal darey ah : Wareegii labaad ee doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka oo loo gudbay iyo Musharaxiin ku haray wareegi koowaad

HomeWararka

Wacaal darey ah : Wareegii labaad ee doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka oo loo gudbay iyo Musharaxiin ku haray wareegi koowaad

Guddiga doorashada Gudoonka Baarlamaanka soo gaba gabeeyay  tirinta codadkii ay dhiibteen  Xildhibaanada  Puntland. Doorashada Gudoomiyaha iyo kuxi

Madaxweyne Qoorqoor iyo James Swan oo ka wada haday doorashada Soomaaliya (daawo)
Xildhibaan hore Cabdibarre Yuusuf Jibriil iyo doorashada Puntland (dhegayso | daawo)
Warka Arooryo iyo Subeer Shiikh Cabdi, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Guddiga doorashada Gudoonka Baarlamaanka soo gaba gabeeyay  tirinta codadkii ay dhiibteen  Xildhibaanada  Puntland.

Doorashada Gudoomiyaha iyo kuxigeenadiisa  ayaa waxaa u tartamayay ilaa iyo Afar Musharax oo kala ahaa:

1-Xildhibaan Cabdixakiin Maxamed Axmed

2-Cabdiraxmaan Cali Jibriil.
3-Cabdijamaal Cismaan Maxamed.
4-Cabdirashiid Yuusuf Jibriil.

Musharaxiinta ayaa codadkii la tiriyay waxa ay kula heleen sidan :

1-Cabdixakiin Maxamed Axmed ayaa helay codad gaaraya 37  Cabdijamaal Cismaan Maxamed waxa uu helay 15 cod Cabdirashiid Yuusuf Jibriil waxa uu helay 5 cod  ,halka Cabdiraxmaan Cali Jibriil uu helay  9 cod .

Waxaa sidaasi isgu soo haray wareega 2-aad C/xakiin Maxamed Axmed iyo Cabdi Jamaal .

Daljir kala soco wararka doorashada Puntland .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: