HomeUncategorized

Todobaadka Dhirbeerista iyo iIaalinta Deegaanka oo Garowe ka bilowday[DHAGAYSO]

Sabti, Abriil 18, 2015 (Daljir) Munaasibad lagu daah-furayey Todobaadka Dhiraynta iyo isku wacyi-gelinta Ilaalinta deegaanka oo ay soo qaban-qaabisay wasarada Deegaanka Dalxiiska iyo Duur-joogta Puntland aya Maanta ka dhacday magalada Garoowe,waxnaa kaso qayb-galay wasiirka xanaanada xoolaha Dhirta iyo Daaqa Soomaaliya,iyo Mas\'uuliyiin kale.

Gobolka Nugaal oo laga Bilaabay Olole Caafimaad
Madaxweyne Gaas oo qaabilay wafti kasocda Hay’ada FAO.
Dhagayso Caawa Warkii Fiidnimo ee Radio Daljir 17- Febru- 2016 Axmed Nadiif Maxamed Khaliif

Sabti, Abriil 18, 2015 (Daljir) Munaasibad lagu daah-furayey Todobaadka Dhiraynta iyo isku wacyi-gelinta Ilaalinta deegaanka oo ay soo qaban-qaabisay wasarada Deegaanka Dalxiiska iyo Duur-joogta Puntland aya Maanta ka dhacday magalada Garoowe,waxnaa kaso qayb-galay wasiirka xanaanada xoolaha Dhirta iyo Daaqa Soomaaliya,iyo Mas\’uuliyiin kale.

Inta Munasibadu socotay waxaa lagaso jeediyey Khubado ku qotoma Ilaalinta deegaanka Beerista dhirta iyo ka hortaga xaalufka deegaanka. Warbixinta waxaa inoo diyaariyay Maxamed Saalax Xalliye

 

Dhagayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: