HomeUncategorized

Madaxweyne Xasan oo Maanta Cadaado Booqanaya

Talaado, Abriil 14, 2015 (Daljir) — Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa Saaka ku wajahan Magaalada Cadaado ee Xarunta Maamulka Ximan iyo Xeeb,halkaas oo uu ka soconayo qaban qaabada Shirka Maamul u sameeynta Maamulka Gobolada Dhexe..

DHEGEYSO-Ra’iisul wasaare Khayre oo khudbad ka jeediyey isu soo bax roob-doon ah
Dowladda Somalia oo Amarro Adag Dul-dhigtay Hoteelada Muqdisho
Maamulka gobolka Sanaag oo eedeyn kulul u jeediyey xukuumadda Puntland, codsadayna gurmadad aadaminimo oo deg deg ah. [Akhris …]

Talaado, Abriil 14, 2015 (Daljir) — Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya  Xasan Sheikh Maxamuud ayaa Saaka ku wajahan Magaalada Cadaado ee Xarunta Maamulka Ximan iyo Xeeb,halkaas oo uu ka soconayo qaban qaabada Shirka Maamul u sameeynta Maamulka Gobolada Dhexe..

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa la filayaa in Barri uu Magaalada Cadaado uga Dhawaaqo Furitaanka Shirka Maamul u sameynta Gobolada Dhexe oo mudooyinkaan qaban qaabadiisa ay ka soconeysay Gobolada Dhexe Ee Dalka.

Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa horay u sheegay in Shirka Maamulka loogu dhisayo Gobolada Dhexe oo Degmada Cadaado ay Gogoshu  taalo Shirka uu ka Furmayo Maalinta Arbahadaa oo Barri ku Aadan.

Booqashada Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa imaaneysa Xili uu Gaban gabo marayo Qorshaha Maamulka loogu dhisayo Gobolada Mudug iyo Galgaduud.

 

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: