HomeUncategorized

Mudane Seysey ?Askarta iyo shaqaalaha dowladda hala siiyo mushaarkooda waa muhiim xilliga Ciida?

Muqdisho, October 13, 2013 - Qaar ka mid ah mudanayaasha balaaramanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka codsaday xukuumadda in ay bixiso mushaarooyinka askarta iyo shaqaalaha kala duwan ee dowladda.

Ciidamada booliska Australia ayaa sheegey in afar ruux oo shalay laga qabtay magaaala Sydney ee waddankaas ay qorshaynayeen in weeraro ismiidaamin ah ku qaadaan xero ciidamada milatariga dalkaas ay ku leeyihiin duleedka Sydney.
Warbixin-Wadahadalada Nabadeed ee Puntland iyo Galmudug uga furmaya Galkacyo.
Muqdisho oo maanta laga xusay sannadguuradii 11aad ee aasaaskii Puntland. [Akhris …]

Muqdisho, October 13, 2013 – Qaar ka mid ah mudanayaasha balaaramanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka codsaday xukuumadda in ay bixiso mushaarooyinka askarta iyo shaqaalaha kala duwan ee dowladda inta aan la gaarin Ciidul-Adxaa.

Mudanayaasha ayaa codsigooda ku sababeeyey muddo dhowr bilood ah in ay maqnaayeen mushaarooyinkii Askarta iyo shaqaalaha kale ee dowladda federaalka ah, haatanna la galay xili farxadeed iyo Ciid oo ay taas muhiimad gaar ah leedahay.

Maxamuud Maxamed Seysey oo ah gudoomiyaha guddi hoosaadka Baarlamanka ee boostada iyo Isgaarsiinta, waxaa uu sheegay in loo baahan yahay in talaabo la qaado si horumar loo sameeyo, wuxuu codsaday in ay muhiim tahay in la tixgeliyo xuquuqda shaqaalaha iyo Askarta.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Dhegeyso: Weriye Cabdulaahi Suldaan oo daljir ka tirsan ayaa waraystay Xilibaan Maxamuud Seysey?

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: