HomeUncategorized

Baahin: Arbaca, 2 Oct 2013, Caawa Iyo Daljir Axmed Sh Maxamed Tallman ~ Daljir ~ Boosaaso

Beelo lagu heshiisiiyey degmada Taleex ee gobolka Sool. Hay'ada nabad sugida Soomaaliya oo la eedeeyey, Wado isku xirta Galkacyo & Galdogob oo la dhagax dhigay, roob doon looga dhawaaqay Puntland, Kenya oo ku adkaysatay celinta Qaxootiga Soomaalida, Madax Jamacadeed oo Boosaaso shir ku qabtay, dad Galkacyo lagu barayo xuquuqda aadanaha, Madaxweyne kuxigeenka Kenya oo maxkamadayntiisu dib u bilaabatay & Wariye Kenyan ah oo danbi loo haysto.

Booliska Netherland oo Xiray Gabar Soomaali ah
Bandowgii Saarnaa Gobolka Waqooyi-bari Kenya oo BIL lagu Daray
Laamaha Ammaanka Uganda oo Heegan la Galiyay

Beelo lagu heshiisiiyey degmada Taleex ee gobolka Sool. Hay’ada nabad sugida Soomaaliya oo la eedeeyey, Wado isku xirta Galkacyo & Galdogob oo la dhagax dhigay, roob doon looga dhawaaqay Puntland, Kenya oo ku adkaysatay celinta Qaxootiga Soomaalida, Madax Jamacadeed oo Boosaaso shir ku qabtay, dad Galkacyo lagu barayo xuquuqda aadanaha, Madaxweyne kuxigeenka Kenya oo maxkamadayntiisu dib u bilaabatay & Wariye Kenyan ah oo danbi loo haysto. ??

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: