Baahin: Arbaca, 2 Oct 2013, Caawa Iyo Daljir Axmed Sh Maxamed Tallman ~ Daljir ~ Boosaaso

Beelo lagu heshiisiiyey degmada Taleex ee gobolka Sool. Hay’ada nabad sugida Soomaaliya oo la eedeeyey, Wado isku xirta Galkacyo & Galdogob oo la dhagax dhigay, roob doon looga dhawaaqay Puntland, Kenya oo ku adkaysatay celinta Qaxootiga Soomaalida, Madax Jamacadeed oo Boosaaso shir ku qabtay, dad Galkacyo lagu barayo xuquuqda aadanaha, Madaxweyne kuxigeenka Kenya oo maxkamadayntiisu dib u bilaabatay & Wariye Kenyan ah oo danbi loo haysto. ??


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com