HomeUncategorized

Baahin: Arbaca, 25 Sep 2013, Caawa Iyo Daljir Axmed Sh Maxamed Tallman ~ Daljir ~ Boosaaso

Ganacsatadda Soomaaliyeed ee Nairobi oo raashin & adeegyo kala duwan gaarsiiyey ciidamada Kenya ee kusugan xarunta Westgate, Baroor diiq 3 maalmood ah oo ka bilaabatay Kenya, Madaxweynaha Puntland oo gaadhey dalka Yemen, Madaxweynaha DF oo ka qaybgalaya shirka loo dhan yahay ee QM, Dawlada Federalka oo gudi u saartay dib u heshiisiinta Jubbaland, dad abaaro ka cabanaya & kuwo roobab ka cabanaya, iyo wada hadalada Iiraan & Maraykanka.

Maraykanka oo sheegay in ninkii fulinlahaa weerarkii Al-qaacida ee diyaaradii ku socotay Maraykan uu basaas u ahaa sirdoon kale
QM oo ka dalbatay ka qeyb-galayaasha New deal in ay miiska saaran taageerada dhaqaale Soomaaliya
War saxaafadeed: Dawlada & Issimada Puntland ee gobollada Sool, Sanaag & Cayn oo ugu baaqay Somaliland in ay joojiso dhul-balaarsiga, ciidamadana kala baxaan gobolka Cayn.

Ganacsatadda Soomaaliyeed ee Nairobi oo raashin & adeegyo kala duwan gaarsiiyey ciidamada Kenya ee kusugan xarunta Westgate, Baroor diiq 3 maalmood ah oo ka bilaabatay Kenya, Madaxweynaha Puntland oo gaadhey dalka Yemen, ?Madaxweynaha DF oo ka qaybgalaya shirka loo dhan yahay ee QM, Dawlada Federalka oo gudi u saartay dib u heshiisiinta Jubbaland, dad abaaro ka cabanaya & kuwo roobab ka cabanaya, iyo wada hadalada Iiraan & Maraykanka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: