HomeUncategorized

Munaasabad Garoowe loogu qabtay 153 arday oo ka qalin-jebiyey jaamcada Barriga Afrika (Sawirro)

Garoowe, September 5, 2013 - Waxaa munaasabad balaaran oo qalin jebin ah maanta magaalada Garoowe loogu qabtay 153 Arday oo ka qalin jebiyey Jaamacada Barriga Afrika faraceeda magaalada Garoowe.

(DHAGEYSO) Barnaamijka Saaka & Dunida (Xarunta Garoowe)
Baahin: Isniin, Aug 15, Weriye Maxamed C. Kooshin ~ Daljir ~ Garowe. Ciidanka dawlada federaalka ah & Al-shabaab oo dagaal ku dhex maray Ceelgaab, Qooqane & Bacaad ee duleedka Beledweyn, Hiiraan; Amnesty International oo dambiyo dagaal ku eedaysay dawladda federaalka & Al-shabaab; Mudanayaasha golaha deegaanka ee Bossaso oo la dhaariyey.
Dhagayso Madaxweyne Gaas: Macalimiinta qalin jabisay dowladda ayaa shaqo siinaysa sanadka dambe

Garoowe, September 5, 2013 – Waxaa munaasabad balaaran oo qalin jebin ah maanta magaalada Garoowe loogu qabtay 153 Arday oo ka qalin jebiyey Jaamacada Barriga Afrika faraceeda magaalada Garoowe, kuwaas oo ah dufcadii ugu horeysay ee jaamacada tan iyo markii Garoowe laga hir-geliyey 4 sano ka hor.

Ardayda qalin-jebiysay ayaa waxay barteen maamulka iyo maareynta, Cilmiga Computer Science iyo shareecada, waxayna dhamaantood dhamaysteen heerka koowaad ee Jaamacada Bachelor Degree.

Madax kala duwan oo ka tirsan Puntland oo u badan wasiiro ayaa goob joog ka ahaa munaasabada oo ka dhacday Compus-ka cusub ee jaamacadu ku leedahay Garoowe, Ardayda ayaa loogu hambalyeeyey dadaalka ay muujiyeen.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

\"\"

\"\"

\"\"

\"\"

\"\"

\"\"

\"\"

\"\"

\"\"

\"\"

\"\"

\"\"

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: