HomeUncategorized

Wareega sadexaad ee Tartan iyo Tacliin oo xalay bilowday iyo Shaafici Bosaaso oo ka guulaystay Nugaal

Bosaaso, July 31 - Tartan iyo Tacliin ayaa xalay galay wareegiisii sadexaad oo ay ku tartamayaan sideed dugsi oo usoo gudbay wareegan, tartankii ugu horeeyey ee wareegan ayaa xalay waxaa uu dhexmaray dugsiyada kala ah Shaafici Bosaaso iyo Nugaal Secondary.

3 dhimasho ah & 10-neeyo dhaawac ah oo uu sababay iska-horimaad hubaysan oo ka dhacay Galkacyo.
Maxamed C Carte oo kahadlay kamid noqoshadiisa barlamaanka Soomaaliya.
Baahin: Axad, Apr 17, Weriye C/fitaax C. Geedi ~ Daljir ~ Galkacyo. Warbixin ku saabsan weeraro & qaraxyo shalay iyo maanta lagu qaaday masaajidda Galkacyo; 5 qof oo dhimasho ah, 12 dhaawac ah; waraysiyo ayaan la yeelanay indheergaradka & madaxda gobolka Mudug … Sh. Mursal Mire Maxamed oo ka mid ah culimada gobolka Mudug oo aan ka waraysanay waxa ay diintu ka qabto weeararada masaajidda & dilalka culimada … “Dilka culimada iyo weerarrada masaajiddu waa masiibo ugub ah oo ku soo korartay deegaanada Puntland” Gen. Yuusuf Axmed Khayr … Warbixin ku saabsan Issimo safar ku tagey deegaano ka mid ha gobollada Karkaar & Haylaan …

Bosaaso, July 31 – Tartan iyo Tacliin ayaa xalay galay wareegiisii sadexaad oo ay ku tartamayaan sideed dugsi oo usoo gudbay wareegan, tartankii ugu horeeyey ee wareegan ayaa xalay waxaa uu dhexmaray dugsiyada kala ah Shaafici Bosaaso iyo Nugaal Secondary.

Tartanka oo ka duwanaa tartamadii habeen hore marka loo eego qaabka ay dugsiyada isku soo diyaariyaan si ay uga soo baxaan wareegan sadexaad oo ah midkii? ugu? adkaa tartanka intii uu socday ayaa gabagabadii guusha ay raacday dusgiga Shaafici Bosaaso.

Natiijada ayaa noqotay sidaan

Shaafici Bosaaso 13- darajo
Nugaal Secondary 6-darajo

Caawa ayaa waxaa tartamaya

Al-Nuur Baran iyo Al-azhar Shariif Qardho

Diiwaanka wararka

Daljir Bosaaso.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: