HomeUncategorized

Baahin: Khamiis 28 July -2013, Caawa Iyo Daljir, Weriye Khadar Cawl Ismaaciil ~ Daljir ~ Buuhoodle

R/wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon iyo safiirka Turkiga ee Soomaaliya oo maanta booqday xaruntii shaqaalaha Turkiga ee shalay la qarxiyey, Golaha Wasiirrada federaalka oo maanta iskugu yimid kulan gaar ah oo looga hadlay amniga, dardargalinta maxkamada iyo dhismaha hay'ad cusub oo qaxootiga qaabisha, Baarlamaanka Dawladda federaalka oo maanta wasiirka amiga iyo arrimaha gudaha wax ka waydiiyey ammaanka, Shir quseeya caafimaadka Soomaaliya oo ku soo gabagaboobay Uganda, Deegaanada Puntland waxaa looga diyaar garoobayaa munaasabadda 1da August oo ah maalintii dhididbada loo taagay dawlada Puntland,

3 qof oo rayid ah ayaa dhintay tiro kalena waa ay dhaawacmeen kaddib markii ay shufto rasaas ku fureen gawaari inta u dhaxaysa Gaalkacyo iyo Cagaaran
Ra?iisul Wasaaraha Soomaaliya oo kulan la qaatay wafti ka socda dalka Kenya.
(DHAGEYSO) Ra’iisulwasaare Sharmaake oo lagu eedeeyey in uu wado Qorshe uu ku soo laabanayo Xassan Sheekh

R/wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon iyo safiirka Turkiga ee Soomaaliya oo maanta booqday xaruntii shaqaalaha Turkiga ee shalay la qarxiyey, Golaha Wasiirrada federaalka oo maanta iskugu yimid kulan gaar ah oo looga hadlay amniga, dardargalinta maxkamada iyo dhismaha hay’ad cusub oo qaxootiga qaabisha, Baarlamaanka Dawladda federaalka oo maanta wasiirka amiga iyo arrimaha gudaha wax ka waydiiyey ammaanka, Shir quseeya caafimaadka Soomaaliya oo ku soo gabagaboobay Uganda, Deegaanada Puntland waxaa looga diyaar garoobayaa munaasabadda 1da August oo ah maalintii dhididbada loo taagay dawlada Puntland,?

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: