Baahin: Khamiis 28 July -2013, Caawa Iyo Daljir, Weriye Khadar Cawl Ismaaciil ~ Daljir ~ Buuhoodle

R/wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon iyo safiirka Turkiga ee Soomaaliya oo maanta booqday xaruntii shaqaalaha Turkiga ee shalay la qarxiyey, Golaha Wasiirrada federaalka oo maanta iskugu yimid kulan gaar ah oo looga hadlay amniga, dardargalinta maxkamada iyo dhismaha hay’ad cusub oo qaxootiga qaabisha, Baarlamaanka Dawladda federaalka oo maanta wasiirka amiga iyo arrimaha gudaha wax ka waydiiyey ammaanka, Shir quseeya caafimaadka Soomaaliya oo ku soo gabagaboobay Uganda, Deegaanada Puntland waxaa looga diyaar garoobayaa munaasabadda 1da August oo ah maalintii dhididbada loo taagay dawlada Puntland,?

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com