HomeUncategorized

Baahin: Sabti, 14 July 2013, Caawa Iyo Daljir Weriye Cabdirisaaq C Cabdi Silver ~ Daljir ~ Galkacyo

Puntland oo joojisey Doorashooyinkii golayaasha deegaanka kadib markii rabshado ka dhasheen, Siyaasiyiin mucaarad ah, isimo & aqoonyahano Dawlada ku amaanay go'aanka lagu joojiyey doorashooyinka, Isku dhacyo sababay dhimasho & dhaawac oo maanta ka dhacay Qardho, Sanaaduuq Codbixineed oo maanta lagu gubey gobolka Mudug & Madaxweynaha Dawlada Federalka oo maanta xariga ka jaray Cusbital ay dayac tirtay Dawladu Turkiga.

Baahin: Arbaca, 16 Oct 2013, Caawa Iyo Daljir Axmed Sh Maxamed Tallman ~ Daljir ~ Boosaaso
Faroole oo Garowe soo gaaray, iyo bannaanbax lagu soo dhawaynayo doorashada madaxwaynenimo ee Moqdisho ka dhacaysa.
M/wayne Faroole oo cambaareeyay weerarka Soomaliland ay kusoo qaaday Buuhoodle,isagoona qaswadayaal ku tilmaamay maamulka Khaatumo.

Puntland oo joojisey Doorashooyinkii golayaasha deegaanka kadib markii rabshado ka dhasheen, Siyaasiyiin mucaarad ah, isimo & aqoonyahano Dawlada ku amaanay go’aanka lagu joojiyey doorashooyinka, Isku dhacyo sababay dhimasho & dhaawac oo maanta ka dhacay Qardho, Sanaaduuq Codbixineed oo maanta lagu gubey gobolka Mudug & Madaxweynaha Dawlada Federalka oo maanta xariga ka jaray Cusbital ay dayac tirtay Dawladu Turkiga.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: