
Puntland oo joojisey Doorashooyinkii golayaasha deegaanka kadib markii rabshado ka dhasheen, Siyaasiyiin mucaarad ah, isimo & aqoonyahano Dawlada ku amaanay go’aanka lagu joojiyey doorashooyinka, Isku dhacyo sababay dhimasho & dhaawac oo maanta ka dhacay Qardho, Sanaaduuq Codbixineed oo maanta lagu gubey gobolka Mudug & Madaxweynaha Dawlada Federalka oo maanta xariga ka jaray Cusbital ay dayac tirtay Dawladu Turkiga.
FAALLOOYIN & FALCELIN