HomeUncategorized

Baahin: Salaasa, 9 July 2013 -Caawa Iyo Daljir Weriye Xaliimo Sacdiya C Cali~ Daljir ~ Garowe

Shirkii Dawlada Federalka iyo maamulka Somaliland uga socdey Istanbul oo fashil ku dhamaaday, Dawlada Federalka oo UNHCR ka codsatay in laga gacan siiyo soo celinta Qaxootiga kusugan Kenya, Ra'isal Wasaare Saacid oo uu sheegay in Baydhabo uu kulan kula qaatay Madax dhaqameedka Bay & Bakool, Natiijadda Imtaxaanka Shahaadiga ah ee Puntland oo la shaaciyey, Baarlamaanka Soomaaliya oo ka doodey hindise sharciyeed kusaabsan Garsoorka dalka.

DHAGAYSO:Barnaamijkii Saaka iyo Dunida_Sabti_12
Baahin: Salaasa, Apr 19, Weriye Axmed Jookar ~ Daljir ~ Bossaso. “Dadaalka ugu badan ayaannu ku bixin doonnaa hirgalinta heshiiskii Nairobi” M/weyne Faroole … Wafti ka kooban taliska ciidanka bilayska ee Puntland oo gaaray Galkacyo, shirna la yeeshay guddiga amniga ee gobolka Mudug … Ciidamo ka tirsan Al-shabaab oo la sheegay in ay isu dhiibeen maamulak gobolka Gedo … Wasaarada caafimaadka ee Puntland oo bilawday mashruuc lagu cirib-tirayo cudurka Jadeecada oo la sheegay in uu ka dilaacay Bossaso & Garowe …
DHAGAYSO:Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Wariye Khadar

Shirkii Dawlada Federalka iyo maamulka Somaliland uga socdey Istanbul oo fashil ku dhamaaday, Dawlada Federalka oo UNHCR ka codsatay in laga gacan siiyo soo celinta Qaxootiga kusugan Kenya, Ra’isal Wasaare Saacid oo uu sheegay in Baydhabo uu kulan kula qaatay Madax dhaqameedka Bay & Bakool, Natiijadda Imtaxaanka Shahaadiga ah ee Puntland oo la shaaciyey, Baarlamaanka Soomaaliya oo ka doodey hindise sharciyeed kusaabsan Garsoorka dalka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: