Baahin: Salaasa, 9 July 2013 -Caawa Iyo Daljir Weriye Xaliimo Sacdiya C Cali~ Daljir ~ Garowe

Shirkii Dawlada Federalka iyo maamulka Somaliland uga socdey Istanbul oo fashil ku dhamaaday, Dawlada Federalka oo UNHCR ka codsatay in laga gacan siiyo soo celinta Qaxootiga kusugan Kenya, Ra’isal Wasaare Saacid oo uu sheegay in Baydhabo uu kulan kula qaatay Madax dhaqameedka Bay & Bakool, Natiijadda Imtaxaanka Shahaadiga ah ee Puntland oo la shaaciyey, Baarlamaanka Soomaaliya oo ka doodey hindise sharciyeed kusaabsan Garsoorka dalka.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com