HomeUncategorized

Baahin: Arbaca, June 19 2013, Caawa Iyo Daljir Axmed Sh Maxamed Tallman ~ Daljir ~ Boosaaso

Ku dhowaad 20 qof oo ku dhintay weerar lagu qaaday xarunta UNDP ee magaalada Muqdisho, Dawlada Federalka, QM iyo Amisom oo si kulul u canbaareeyey weerarka maanta lagu qaaday UNDP, Baarlamaanka Puntland oo maanta ansixiyey gobolk Cusub oo kusoo biiray goboladda Puntland maantana la horgeeyey xeerka maxkamdda dastuuriga ah ee Pl, Xiisad colaadeed oo ka taagan gobolka Karkaar, iyo Gen Cadde oo Boosaaso soo gaadhey.

Bari iyo Sool oo galabta yeelan doona ciyaartii ugu danbaysay ee hanashada koobka & Mudug oo ciriirsatay kaalinta 3-aad.
Madaxweyne Kuxigeenka Puntland oo Daahfuray Ololaha Tallaalka Xoolaha (Sawirro)
DHEGEYSO-Horumar laga sameeyey dhismaha wada isku xidha Eyl iyo Dan-gorayo.

Ku dhowaad 20 qof oo ku dhintay weerar lagu qaaday xarunta UNDP ee magaalada Muqdisho, Dawlada Federalka, QM iyo Amisom oo si kulul u canbaareeyey weerarka maanta lagu qaaday UNDP, Baarlamaanka Puntland oo maanta ansixiyey gobolk Cusub oo kusoo biiray goboladda Puntland maantana la horgeeyey xeerka maxkamdda dastuuriga ah ee Pl, Xiisad colaadeed oo ka taagan gobolka Karkaar, iyo Gen Cadde oo Boosaaso soo gaadhey.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: