HomeUncategorized

Sheeko Gaaban: qaybtii 5 ‘aad ee Sheekada Ismadhaanto (Dhegayso)

Radio Daljir, June 19, Dhegaystayaasha Radio Daljir waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa qaybtii shanaad ee sheekada taxanaha ah ee Ismadhaanto taasoo kamid ah barnaamijyadi taxanaha ahaa ee Sheeko Gaaban oo Radio Daljir aad uga barateen.

Madaxweynaha Puntland oo Jariiban lagu soo Dhaweeeyay
DHEGEYSO-Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Wariye Cabdifataax Cumar Geeddi.
Taliska bilayska Puntland oo sheegay in ay ka walwalsan yihiin kororka dadka muhaajiriinta ah ee soo galaya Puntland.

Radio Daljir, June 19, Dhegaystayaasha Radio Daljir waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa qaybtii shanaad ?ee sheekada taxanaha ah ee Ismadhaanto ?taasoo ?kamid ah barnaamijyadi taxanaha ahaa ee Sheeko Gaaban oo Radio Daljir aad uga barateen.

Ismadhaanto ayaa xambaarsan, Mededaalo, maamulo, maad, qosol iyo Wacyigelin waxaana maanta idiin soo gudbinayaa qaybta koowaad ee sheekada oo ka hadlaysa qaybaha nolosha taasoo Radio Daljir aad ka dhegaysataan maalin walba marka laga reebo Jimcaha & Khamiista

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: