
Radio Daljir, June 19, Dhegaystayaasha Radio Daljir waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa qaybtii shanaad ?ee sheekada taxanaha ah ee Ismadhaanto ?taasoo ?kamid ah barnaamijyadi taxanaha ahaa ee Sheeko Gaaban oo Radio Daljir aad uga barateen.
Ismadhaanto ayaa xambaarsan, Mededaalo, maamulo, maad, qosol iyo Wacyigelin waxaana maanta idiin soo gudbinayaa qaybta koowaad ee sheekada oo ka hadlaysa qaybaha nolosha taasoo Radio Daljir aad ka dhegaysataan maalin walba marka laga reebo Jimcaha & Khamiista
FAALLOOYIN & FALCELIN
asc