HomeUncategorized

Sheeko Gaaban: qaybtii 3’aad ee sheekadii Ismadhaanto (Dhegayso)

Radio Daljir, June 17, Dhegaystayaasha Radio Daljir waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa qaybtii sadexaad ee sheekada taxanaha ah ee Ismadhaanto taasoo kamid ah barnaamijyadi taxanaha ahaa ee Sheeko Gaaban oo Radio Daljir aad uga barateen.

Baahin: Isniin, Feb 21, Weriye Maxamed C. Kooshin … Wasiirka kalluumaysiga ee Puntland oo ka warbixiyey khasaaraha dagaalladii gobolka Cayn …”Maamulka SNM nabad dooni maayaan” Caaqil X. Maxamuud Cumar Camey …Bannaanbax looga soo horjeedo dagaallada gobolka Cayn oo maalintii 2-aad ka dhacay Garowe…Mudaaharaad looga soo hojeedo dagaallada gobolka Cayn oo ka dhacay Badhan & Hadaaftimo, Sanaag …
Xoghayaha guud ee Q.M oo Muqdisho kula kulmaya madaxda dowladda Soomaaliya.
Dhagayso Saadiq Eenow: Waa hormar wayn guddiga Doorashadu, Balse meeday Maxkamadii Dastuurigu ?

Radio Daljir, June 17, Dhegaystayaasha Radio Daljir waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa qaybtii sadexaad ee sheekada taxanaha ah ee Ismadhaanto ?taasoo ?kamid ah barnaamijyadi taxanaha ahaa ee Sheeko Gaaban oo Radio Daljir aad uga barateen.

Ismadhaanto ayaa xambaarsan, Mededaalo, maamulo, maad, qosol iyo Wacyigelin waxaana maanta idiin soo gudbinayaa qaybta koowaad ee sheekada oo ka hadlaysa qaybaha nolosha.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: