Sheeko Gaaban: qaybtii 3’aad ee sheekadii Ismadhaanto (Dhegayso)

Radio Daljir, June 17, Dhegaystayaasha Radio Daljir waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa qaybtii sadexaad ee sheekada taxanaha ah ee Ismadhaanto ?taasoo ?kamid ah barnaamijyadi taxanaha ahaa ee Sheeko Gaaban oo Radio Daljir aad uga barateen.

Ismadhaanto ayaa xambaarsan, Mededaalo, maamulo, maad, qosol iyo Wacyigelin waxaana maanta idiin soo gudbinayaa qaybta koowaad ee sheekada oo ka hadlaysa qaybaha nolosha.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com