HomeUncategorized

Baahin: Sabti, June 15 2013, Caawa Iyo Daljir Weriye Cabdirisaaq C Cabdi Silver ~ Daljir ~ Galkacyo

Qaraxyo ka dhacay degmada Walaweyn ee gobolka Sh/hoose, kalfadhigii 30'aad ee golaha Wakiiladda Puntland oo maanta furmay, Madaxda DF oo Muqidisho ku qaabilay Ra'isal Wasaarihii hore ee dalka Norway, Puntland oo sheegtay inaysan ku dhaqmayn dastuur wax laga bedeley, M/weynaha Somaliland oo Hargeysa kula kulmay arday dhogoolayaal ah.

Dowladda hoose ee magaalada Bosaaso oo maanta burburisay dhismayaal sharci darro ah (Sawiro)
Musharaxiinta Puntland oo qaadacay guddiga khilaafaadka ee madaxweynuhu magcaabay (Dhegeyso)
Wasiirrada federaalka oo maanta ka dooday shaqsiga ugu mudan billad-sharafeedka QM, una codeeyey R/wasaaraha Turkiga Recep T. Erdoğan.

Qaraxyo ka dhacay degmada Walaweyn ee gobolka Sh/hoose, kalfadhigii 30’aad ee golaha Wakiiladda Puntland oo maanta furmay, Madaxda DF oo Muqidisho ku qaabilay Ra’isal Wasaarihii hore ee dalka Norway, Puntland oo sheegtay inaysan ku dhaqmayn dastuur wax laga bedeley, M/weynaha Somaliland oo Hargeysa kula kulmay arday dhogoolayaal ah.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: