
Qaraxyo ka dhacay degmada Walaweyn ee gobolka Sh/hoose, kalfadhigii 30’aad ee golaha Wakiiladda Puntland oo maanta furmay, Madaxda DF oo Muqidisho ku qaabilay Ra’isal Wasaarihii hore ee dalka Norway, Puntland oo sheegtay inaysan ku dhaqmayn dastuur wax laga bedeley, M/weynaha Somaliland oo Hargeysa kula kulmay arday dhogoolayaal ah.
FAALLOOYIN & FALCELIN