HomeUncategorized

Sheeko Gaaban: qaybtii 1’aad ee sheeko cusub (Dhegayso)

Radio Daljir, June 15, Dhegaystayaasha Radio Daljir maanta (sabti 15 June-2013) waxaa inoo bilaabatay sheeko cusub oo la magac baxday Ismadhaanto taasoo kamid ah barnaamijyadi taxanaha ahaa ee Sheeko Gaaban oo Radio Daljir aad uga barateen.

Puntland oo sheegtay inay wasaaradda arrimaha dibadda ee Mareykanka kala xaajoodeen xannibaad ka qaadidii VOA.
Madaxwaynaha Ximin iyo Xeeb Maxamed Aadan Tiicay oo Beeniyay in maamulkiisu uu la shaqeeyo kooxaha Burcad-badeedda.
?Gobollada Bari & Nugaal oo isku haleelay ciyaartii ugu horaysay ee tartanka kubada cagta ee gobollada Puntland.

Radio Daljir, June 15, Dhegaystayaasha Radio Daljir maanta (sabti 15 June-2013) waxaa inoo bilaabatay sheeko cusub oo la magac baxday Ismadhaanto taasoo kamid ah barnaamijyadi taxanaha ahaa ee Sheeko Gaaban oo Radio Daljir aad uga barateen.

Ismadhaanto ayaa xambaarsan, Mededaalo, maamulo, maad, qosol iyo Wacyigelin waxaana maanta idiin soo gudbinayaa qaybta koowaad ee sheekada oo ka hadlaysa qaybaha nolosha.

?

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: