
Radio Daljir, June 15, Dhegaystayaasha Radio Daljir maanta (sabti 15 June-2013) waxaa inoo bilaabatay sheeko cusub oo la magac baxday Ismadhaanto taasoo kamid ah barnaamijyadi taxanaha ahaa ee Sheeko Gaaban oo Radio Daljir aad uga barateen.
Ismadhaanto ayaa xambaarsan, Mededaalo, maamulo, maad, qosol iyo Wacyigelin waxaana maanta idiin soo gudbinayaa qaybta koowaad ee sheekada oo ka hadlaysa qaybaha nolosha.
?
FAALLOOYIN & FALCELIN
sheko gaban an rab guldro jcyl