Radio Hirad, Baahin Jimce 14 June- -2013,

4-Caruur ah oo ku dhimatay dab qabsaday kaam barakacayaal ah oo kuyaala magaalada Garoowe, 5 qof oo ka shaqaysa tahriibinta dadka oo lagu qabtay Wajaale, Wargeys kasoo baxa Hargeysa oo la xanibey, Dawlada Federalka oo ku hawlan qabashada shir lagaga hadlayo arimaha Jubbaland, iyo Saamaynta qabyaaladu kuleedahay Somaliland

Audio Player
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com