HomeUncategorized

Baahin: Sabti, June 8 2013, Caawa Iyo Daljir Weriye Cabdirisaaq Silver ~ Daljir ~ Galkacyo

Kismaayo: Dagaal xoogan oo dhacay, Gen Fartaag oo ka hadlay dagaalka, Axmed madoobe oo Dawlada eedeeyey, iyo afhayeenka Jubbaland oo sheegay in dagaalka ay kujireen Kooxda Al-shabaab. Muqdisho: Madaxweynaha Soomaaliya & Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya oo ku baaqay in la joojiyo dagaalka Kismaayo. Muqdisho: Xubno ka mid ah maamulka gobolka Banaadir oo ka badbaadey qarar lala eegtay & qodobo kale.

DHEGEYSO-Barnaamijkii saaka iyo dunida iyo Maxamed Laki Man.
DHEGEYSO-Maamulka gobolka Karkaar oo ku baaqay in dadka abaartu waxyeelayso loo gurmado.
DHEGEYSO-Barnaamijkii Xulashada Daljir iyo Maxamed Laki Man.
Kismaayo: Dagaal xoogan oo dhacay, Gen Fartaag oo ka hadlay dagaalka, Axmed madoobe oo Dawlada eedeeyey, iyo afhayeenka Jubbaland oo sheegay in dagaalka ay kujireen Kooxda Al-shabaab.
?
Muqdisho: Madaxweynaha Soomaaliya & Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya oo ku baaqay in la joojiyo dagaalka Kismaayo.
?
Muqdisho: Xubno ka mid ah maamulka gobolka Banaadir oo ka badbaadey qarar lala eegtay & qodobo kale.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: