Baahin: Sabti, June 8 2013, Caawa Iyo Daljir Weriye Cabdirisaaq Silver ~ Daljir ~ Galkacyo

Kismaayo: Dagaal xoogan oo dhacay, Gen Fartaag oo ka hadlay dagaalka, Axmed madoobe oo Dawlada eedeeyey, iyo afhayeenka Jubbaland oo sheegay in dagaalka ay kujireen Kooxda Al-shabaab.
?
Muqdisho: Madaxweynaha Soomaaliya & Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya oo ku baaqay in la joojiyo dagaalka Kismaayo.
?
Muqdisho: Xubno ka mid ah maamulka gobolka Banaadir oo ka badbaadey qarar lala eegtay & qodobo kale.

Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com